Saciid Deni oo Mamnuucay banaanbaxyo laga abaabulayo Magaalada Boosaaso

Maamulka  Puntland ee gobolka Bari ayaa shacabka Magaalada Boosaaso u sheegay in la mamnuucay isu baxyada iyo kulamada kale ee dadweynaha Ku simaha taliyaha qeybta, Col. Yuusuf Cabdi Cartan, ayaa sheegay in saraakiisha ciidamada qeybahooda kala duwan yeesheen shir looga hadlayo xoojinta amniga gobolka bari, ayna kasoo saareen amarro. Shir jaraa’id oo uu u qabtay … Continue reading Saciid Deni oo Mamnuucay banaanbaxyo laga abaabulayo Magaalada Boosaaso